WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaarkamida Culimada Somaliland Oo Kulan Loogu Magac Daray “Hiilka Nebi Muxumed NNKH” Ku Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)Qaarkamid ah Culimada waawayn ee Somaliland ayaa ulan loogu magacdaray Hiilka Nabi muxumed NNKH Ku Qabtay Magaalada Hargaysa Kaasi Oo Lagaga falcelinayay dhaleecayta iyo afgalaadada ay madaxmwaynaha faransiiska iyo dad xagjir ahi kula kaceen Nebi Maxamed SCW Taasi Oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa.

UJeedadan kulan oo ahayd sidii loo muujin lahaa jacalka nabi muxumed nnkh iyo sida ay dadka muslimiinta ahi diyaarka ugu yihiin hiilkiisa.

Culimada oo kala ahaa sheekh mustafe ,sheekh maxamed cumar dirir iyo sheekh almis yaxye ayaa kulan kaga taariikhda islaamka iyo waxyaabaha ay ina farayso diinta suuban.

Dhanka kale culimada  ayaa munaasibadan kusoo bandhigay muxaadirooyin diin ah iyagoo  canbaareeyay dadka aflagaadada ku kala kacay Nabiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version