Hargaysa(W,N) Xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani iyo Ucid Ayaa jawaab Adag ka bixiyay Mooshin golaha guurtidu Sheegeen in ay wadaan oo asxaabta lagu qiimaynayo mudo xiloodkooda.
Masuuliyiinta Uhadlay xisbiyada Mucaaridka ayaa dhanka kale golaha guurtida ku eedeeyay in ay diidan yihiin guurtidu dhaliisha mucaaridka ee xukuumada Madaxwayne biixi.
Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa fariimo kala duwan Udiray wasiirka arimaha gudaha iyo komishana doorashooyinka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;