|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Mooshin Dhan Ah Asxaabta Oo Golaha Guurtidu Wadaan
December 4, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani iyo Ucid Ayaa jawaab Adag ka bixiyay Mooshin golaha guurtidu Sheegeen in ay wadaan oo asxaabta lagu qiimaynayo mudo xiloodkooda. Masuuliyiinta Uhadlay xisbiyada Mucaaridka ayaa dhanka kale golaha guurtida ku eedeeyay in ay diidan yihiin guurtidu dhaliisha mucaaridka ee xukuumada Madaxwayne biixi. Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa fariimo kala duwan Udiray wasiirka arimaha gudaha iyo komishana doorashooyinka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Cabdicasiis Samaale Oo Dhambaal Tacsi ah Udiraya Geerida Marxu... DAAWO;-Falanqaynta Doorashada Dalka Maraykanka Oo Tartan Adagi Ku Dhexmaray Joe Bide Iyo Trump! Halkan ka Daawo: Ha’yada Wadaniga ah ee pest Kill oo Fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa ayaa Maanta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|