WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Deegaanka Jsl Oo Gobolka Gabiley Gaadhsiisay 700 Oo Kamida Girgirayaasha Dhuxusha Ah.

GABILEY(W,N) Wasaarada deegaanka Somaliland oo mudooyinkii dunabeeyay ku jirtay dadaalo lagu yaraynayo isticmaalka dhirta qoyan iyo xaalufinta deegaanka ayaa magaalada gabiley gaadhsiisay 700 oo kamida girgirayaasha dhuxusa madhxiya

HALKAN KA DAAWOMUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version