WAJAALE NEWS

Qurbo Joogta Gobolka Gabiley Oo Qalab Wax Barasho Gaadhsiiyay Dugsiyada Deegaanka Idhanka Deerayahanka!

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Qurba joogta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka gabiley ayaa deeq qalab waxbarasho ah gaadhsiiyay Dugsiga hoose dhexe ee deegaanka indhanka deerayahanka iyo madarasada ee gobolka gabiley.

Waxaana deeqda qalabkan waxbarasho ee la gaadhsiiyay dugsiga deegaanka indhanka deerayahanka ka hadlay masuuliyiin kamid ah maamulka gabiley iyo xubno ka socday qurba joogtan deeqdan soo gaadhsiiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version