Hargeysa (WJN)- Alaale Maxamed Cumar oo ka mid ah dadkii ay dhibaatooyinku ka soo gaadheen duufaantii ku dhufatay xeebaha waqooyiga Somaliland gaar ahaan deegaanka Ceel-sheekh ayaa ka waramay caruur u dhalay oo uu Waraabe cunay, Isagoona fariin dareen leh u diray Xukuumada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka