WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada 18may.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalialnd maxamed kaahin axmed ayaa shaaciyay magacyada gudida qaban qaabada xuska 18may ,

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay qaban doonaan gudida qaban qaabada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version