DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada 18may. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada 18may.
April 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somalialnd maxamed kaahin axmed ayaa shaaciyay magacyada gudida qaban qaabada xuska 18may ,

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay qaban doonaan gudida qaban qaabada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS