HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo dhawaaqii maanta kazoo yeedhay masuuliyiin xukuumada katirsan ee kazoo jeeda gobolka awdal
Sidoo kale siyaasi cabdirashiid ayaa sheegay in masuuliyiin reer awdal ee hadlayay aanu ku jirin qof katirsan urur siyaasadeedka hilaac islamarkaana aanay ka hadlay dan reer awdal ah.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;