|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waa In Reer Awdal Talo Ka Yeeshaan, Mushkilada Doorashooyinka Ee Maanta Lagu Soo Xiiray, Si Aanay Caqabad Ugu Noqon Somaliland”Siyaasi Cabdirashiid.
February 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo dhawaaqii maanta kazoo yeedhay masuuliyiin xukuumada katirsan ee kazoo jeeda gobolka awdal Sidoo kale siyaasi cabdirashiid ayaa sheegay in masuuliyiin reer awdal ee hadlayay aanu ku jirin qof katirsan urur siyaasadeedka hilaac islamarkaana aanay ka hadlay dan reer awdal ah. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ganacsatada Somaliland Ee Xoolaha u Dhoofiya Dalka Cumaan Oo Lagu Qasbay Inay Oggolaanshaha U Doonta... Cali-Sanyare Oo Ka Hadlay Ololaha Xukuumaddaysan Ee Dawladdu Ugu Heellan Tahay Jidka Ceerigaabo Iyo ... Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Qaabiley Masuuliyiin Ka Socda Shirkada R.T.I Oo Dalka Ka Fulin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|