Aabe Ubadkiisii Waraabe Cunay oo Ku Dhibaataysan Hargeysa oo Fariin Dareen Leh U Diray Bulshada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aabe Ubadkiisii Waraabe Cunay oo Ku Dhibaataysan Hargeysa oo Fariin Dareen Leh U Diray Bulshada
December 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Alaale Maxamed Cumar oo ka mid ah dadkii ay dhibaatooyinku ka soo gaadheen duufaantii ku dhufatay xeebaha waqooyiga Somaliland gaar ahaan deegaanka Ceel-sheekh ayaa ka waramay caruur u dhalay oo uu Waraabe cunay, Isagoona fariin dareen leh u diray Xukuumada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS