WAJAALE NEWS

DAAWO;Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Wafti Uu Hogaaminay Oo Gaadhay Magaalada Goday Iyo Sidii Loo Soo Dhaweeyay.

GODAY(W,N) Madaxwaynaha ismaamulka somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa safarkiisii  ugu horeeyay ugu tagay magaalada goday tan iyo intii uu talada dalka la wareegay.

Waftigan madaxwaynaha ayaa waxaa si balaadhan usoo dhaweeyay bulshada ku dhaqan magaalada goday halkaasi oo ay hadalo ka jeediyay madaxda uu madaxwaynuhu gadhwadeenka u ahaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version