|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Wafti Uu Hogaaminay Oo Gaadhay Magaalada Goday Iyo Sidii Loo Soo Dhaweeyay.
November 19, 2018 - Written by Editor:GODAY(W,N) Madaxwaynaha ismaamulka somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ugu tagay magaalada goday tan iyo intii uu talada dalka la wareegay. Waftigan madaxwaynaha ayaa waxaa si balaadhan usoo dhaweeyay bulshada ku dhaqan magaalada goday halkaasi oo ay hadalo ka jeediyay madaxda uu madaxwaynuhu gadhwadeenka u ahaa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xibiga WADDANI oo kula kulmay magaalada Hel... Ardayda Jaamacada Magaalada Hargaysa Oo Ka Mudaharaaday Lacag Sida Ay Shegeen U Kordhiyey Guddomiyah... Goobihii Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo La Xidhay, Tirinta Codadka Oo Bilaabantay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|