WAJAALE NEWS

Wafti ka Socda Denmark Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Biyo Soo Saarka Ee Geed Deeble Iyo Dhaamka Kal-qoray

HARGAYSA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo Safiirka Dowlada Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ayaa Kormeer ku tegay xarunta biyo soo saarka ee Geed-deeble iyo dhaamka Kal-qoray.

Waxaana waftigan halkaasi ku qaabiley maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa maxamed cali daarood oo uga warbixiyay halka ay marayso biyo balaadhinta hargaysa iyo dhismaha dhaamka deegaanka kal qoray.

 

Exit mobile version