HARGAYSA(W,N) Caaqil Cabdirasaaq Askar oo kamid madax dhaqameedka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeedhay wasiirka gaadiidka iyo jidadka cabdilaahi abokor oo is qaawan uweeraray hogaanka dhaqanka
Sidoo kale caaqil askar ayaa fariin udiray siyaasiyiinta Somaliland oo badi eedo ujeediya madaxda dhaqanoo iyagu qayb laxaad kasoo qaatay dib udhiska dalka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/jON3iSx_pj8