Borama (WJN)- Qaar ka mid ah Odyaasha iyo Waxgaradka eek u nool deegaanada Cadaad, Xeego iyo magaalada Boorama ayaa waxa ay iskaa wax u qabso u bilaabeen dhismaha jidka isku xidha magaalada Boorama iyo Degmada Cadaad, Kaasi oo ay baahi wayn u qabeen bulshada kala duwan ee ku dhaqan deegaanadaasi.
Odayaasha n iyo Wagardka kala duwan ee deegaanadaasi oo sheegay in baahida ugu wayn ee ay qabaan ay tahay dhismaha jidkaasi, Iyagoona Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay kala qayb qaadato dhismaha jidkaasi
Halkan hoose ka daawo muuqaalka