WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmada Geed Balaadh Oo Iskaa Wax U Qabso Lagu Dhisayo!

GABILEY(W,N) Shacabka iyo maamulka degmada geedbalaadh ee gobolka gabiley ayaa bilaabay qorshe iskaa wax uqabso ah oo lagu dhisayo xarunta dawlada hoose ee degmada gabiley.

Masuuliyiinta degmada geed balaadh ayaa umahad celiyay maayarka magaalada gabiley oo ay sheegeen in qayb laxaadle ka qaatay bilowga dhismaha xarunta dawlada hoose.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version