|
|||||
WAJAALE NEWS
Odayaal iyo Waxgarad Iskaa Wax U Qabso Ku Dhisaya Jidka Isku Xidha Magaalada Boorama iyo Degmada Cadaad
October 31, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Qaar ka mid ah Odyaasha iyo Waxgaradka eek u nool deegaanada Cadaad, Xeego iyo magaalada Boorama ayaa waxa ay iskaa wax u qabso u bilaabeen dhismaha jidka isku xidha magaalada Boorama iyo Degmada Cadaad, Kaasi oo ay baahi wayn u qabeen bulshada kala duwan ee ku dhaqan deegaanadaasi. Odayaasha n iyo Wagardka kala duwan ee deegaanadaasi oo sheegay in baahida ugu wayn ee ay qabaan ay tahay dhismaha jidkaasi, Iyagoona Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay kala qayb qaadato dhismaha jidkaasi
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Waftigii Ka Socday Beesha Caa... Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Xeerka Saxaafada Somaliland Ee Xukuumadu Wado Iyo Arimo Kale O... Dadweynaha Iskaga Kala Goosha Hargaysa Iyo Muqdisho Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Amar Ay Xukumada S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|