WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Uga Digay Saldhiga Milatari

Hargaysa (W,N)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa Xukuumada uga digay Saldhiga Milateri ee Magaalada Berbera laga siiyay Imaaraadka Carabta.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

Exit mobile version