Bristol (WJN)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedihii Madaxwayne Muuse Biixi u jeediyay, Waxaanu ayaan darana ku tilmaamay in uu toban bilood ka dib yidhaa Waddani muu tanaasulin oo hadalkii ayaan dib u dhagaystay.
Sidoo kale Guddoomiye Cirro ayaa shaaciyay in dalka Xisbiga Waddani masuuliyadi ka saran tahay oo hadii Madaxwaynuhu xilkiisa gudan waayo ay qabanayaan shir qaran,
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/RtKr35bz6_s