WAJAALE NEWS

Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Hadii 1993 Somaliland Aanu Joogeen Marxuum Cigaal In Aan Laga Soo Gudbeen Marxaladihii Adkaa!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali   waraabe ayaa ka hadlay Somaliland halkii marxuum madaxwayne cigaal kazoo qaaday oo uu sheegay hadaanu joogin 1993 in amisom la keeni lahaa

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in hadii madaxwaynaha jsl loo doorto uu sawirka marxuum cigaal ugu sarayn lahaa kiisuna ka hoosayn lahaa.

 

Exit mobile version