BURCO(W,N)-Warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha gobolka togdheer ayaa canbaaraysay xadhiga 13 wariye oo maalintii shanaad ku xidhan magaalada hargaysa
Sidoo kale warbaahintan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay xoriyadooda usoo celiso suxufiyiintan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;