|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Hada Ka Jawaabay Eedihii Madaxwaynuhu Ujeediyay, Ayaan Darana Ku Tilmaamay In Uu Toban Bilood Kadib Yidhaa Wadani Muu Tanaasulin.
October 22, 2018 - Written by Reporter:Bristol (WJN)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedihii Madaxwayne Muuse Biixi u jeediyay, Waxaanu ayaan darana ku tilmaamay in uu toban bilood ka dib yidhaa Waddani muu tanaasulin oo hadalkii ayaan dib u dhagaystay. Sidoo kale Guddoomiye Cirro ayaa shaaciyay in dalka Xisbiga Waddani masuuliyadi ka saran tahay oo hadii Madaxwaynuhu xilkiisa gudan waayo ay qabanayaan shir qaran, Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/RtKr35bz6_s Related posts:DAAWO;-Musharax Xil,Kijaandhe Oo Dalka Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Kana Warbixiyay kulamo Uu La So... Xukuumada Somaliland Oo Xayirtay Tvga Madaxa,banaan Ee Codka Bariga Africa Iyo Maamulka Oo Ka Hadlay Daawo: Murashax Xisbiga Kulmiye Oo Jaliyada Reer Somaliland Ee Dubai Uga Xog Waramay Xalada Dalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|