WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Hay”adda Dhowrista Tayada Somaliland oo Booqday Jaamacada Xanaanada Xoolaha Degmada Sheekh

Sheekh (WJN)- Guddoomiyaha Hay”adda dawrista tayada Somaliland Muuse Xasan Xaaaji Yuusuf oo hawlo shaaqo ku jooga degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa waxaa uu booqday Jaamacada Xanaanada Xoolaha degmada Sheekh.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version