TOG WAJAALE(W,N)-Agaasimaha Guud Ee wasaarada Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga somaliland ayaa Maanta gaadhay degmo ganacsiyeedka tog wajaale Ee Gobolka Gabiley halkaasi oo uu kormeer kusoo maray Dhismaha xarunta calafka xoolaha ee mashruuca banka wajaale.
sidoo kale Agaasimaha oo ay weheliyaan maamulka degmada tog wajaale ayaa kormeer kusoo maray xarunta gawraca xoolaha ee laga wado gudaha magaalada wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;