WAJAALE NEWS

Shirka Maayarada Somaliland Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Burco,

BURCO(W,N) Shirka maayarada magaalooyinka somaliland oo mudo dhowr cisho ah kasocday magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa maanta si rasmi loo soo gabo gabeeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version