HARGAYSA(W,N) Abwaan cabdilaahi xasan ganey oo kamida ah halbuurka dayarta reer somaliland ayaa ka dareen celiyay soo daynta abwaan cabdiraxmaan abees oo mudo bil iyo dheerada u xidhnaa xukuumada somaliland.
Sidoo kale abwaan cabdilaahi xasan ayaa ka hadlay kulan abwaan abees la sheegay madaxwaynha somalilan kaasi oo dadka qaar ka bixiyeen dareeno shaki leh isagoo sheegay in aan abwaan abees ka tanaasulin fikirkii uu aamin sanaa balse xukuumada ka noqotay go,aankii hore ee ay ka taagnayd xadhiga abwaanka
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/ZIpoudo4NH8