BURCO(W,N)-Shirka nabadaynta beelo walaalo ah oo dhawaan dirir ku dhexmartay deegaanka cali saahid oo katirsan gobolka togdheer ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada burco kaasi oo laga soo saaray qodobo ay ku heshiiyeen labada beelood
Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro xukuumada katirsan madaxdhameedka labada beelood iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;