WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Bulshada Ku Wargaliyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ee Loo Guurayo Saylada Cusub Ee Xoolaha.

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi ayaa bulshada ku ganacsata sayladihii hore ee xoolaha ku wargaliyay wakhtiga kama danbaysa ee la furayo dhismaha saylada xoolaha ee cusub oo dawlada hoose hirgalisay,

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa ciidamada amaanka ugu baaqay in ay udiyaar garaabo raritaanka saylada xoolaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version