WAJAALE NEWS

Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay In Ay Farogalin Ku Hayaan Iyo Nuxurka Warqad Uu Xil. Barkhad Batuun Udhiibay.

Wasiirka wasaarada waxbarashada toorno ayaa xisbiga wadani ku eedeeyay in uu faro galin ku hayo wasaarada  waxbarashada iyo deeqaha waxbarasho ee jaamacadaha

sidoo kale wasiir toorno ayaa ka waramay warqad uu xldhibaan barkhad batuun udhiibay oo cabasho arday ahayd.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version