Hargeysa (WJN)- Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Drs Edna Aadan Ismaaciil ayaa waxa ay si adag uga hadashay warasyi dhawaan ay siisay Laanta Af-soomaaliga ee Idaacada VOA oo ay sheegtay in si khaldan loo turjumay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/hrGAUBY2mGo