WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalada Laascanood Iyo Sida Looga Xusay Maalinta Qarannimada Somaliland Ee 18may.

LAASCANOOD(W,N)-Magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood ayaa maanta siwayn looga xusay sanad guuradii 30th ee lasoo noqoshada madax banaanida somailand ee 18may.

Waxaana munaasibad ka qaybgalay maamulka gobolka sarakiisha ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version