Hargeysa(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa fariin adag iyo digniino u direy saddexda xisbi Qaran iyo bulshada Somaliland,waxaana ay ka hadleen dhacdo lagu waxyeeleeyay sarkaal ka tirsan xisbiga WADDANI.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka