Hargeisa(wajaalenews)gudoomiyaha Xisbiga ucid oo maanta dlka dib ugu soo laabtay ayaa waxa uu ka waramay shirrarkii uu kaga qayb galay wadada yurub iyo sidoo kale america isaga oo shaaca ka qaaday in dalku haatan uu u baahan yahay talo qaran taasi oo ay hore ugu baaqen asxaabta nucaaridka ah ee somaliland ,Mar UU ka hadlayay dhanka biyo galinta magaalada hargeisaDibada Lagaga Sheekaystaa waxa Weeye Arinta Biyaha Hargeisa Oo Noqotay fadeexad Cad Waana in Biyaha Laga Daayaa Qabyaalada Faysal Cali waraabe
Halkan ka dAAWO
wajaalenews.net
hargeisa/office
C/raxman Carab