WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay Sobobta Aanay Doorasho Ugu Qaban Karin Wakhtigii Ay Ku Heshiiyeen Xisbiyada+Wakhti Ay Umudeeyeen!

HARGAYSA(W,N)-Komishankan doo rashooyinka somaliland ayaa shaaciyay in aanay suurto gal ahayn in doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka la qabto wakhtigii ay kuheshiiyeen xisbiyada iyo xukuumadu.

Sidoo kale komishanka ayaa bandhigay jidwalka 9bilood oo ay doorashada ku qaban karaan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version