WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Oo ka Hadlay Ahmiyada Booliska Ee Arrimaha Ammaanka Iyo ka fogaanshaha Qabyaalada.

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland maxamed kaahin axmed Oo maanta ka qaybgalay munaasibad tababar loogusoo xidhay ciidama boolis ah oo kasoo baxay xarunta tababarka ee madheera ayaa ka Hadlay Ahmiyada Booliska Ee Arrimaha Ammaanka Iyo ka fogaanshaha Qabyaalada.

Exit mobile version