WAJAALE NEWS

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Jabuuti oo Ka Hadley Ictiraafka Somaliland

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale Yaasiin oo ah guddoomiyaha gudida arrimaha dibada ee baarlamaanka Jabuuti oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadley xidhiidhka dalalka Somaliland iyo Jabuuti iyo doorka xukuumada Jabuuti ay ka qaadan karto qadiyada ictiraaf raadinta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/n2ccJprhnDU

Exit mobile version