HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland jaamac ayaa wax laga waydiiyay komishan korontada oo madaxwayne biixi magacaabay kuwaasi oo bulshada reer somaliland ka dhex abuuray muran sharci iyo in aanay magacaabista madaxwaynuhu waafaqsanayn xeer tamarta somaliland
Hadaba wasiirka jaamac muxuu ka yidhi kmishanka madaxwaynuhu magacaabay in ay ku dhisan yihiinka korontada”
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;