WAJAALE NEWS

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-Xigeenka Arimaha Dibada Somaliland oo Gaadhay Wajaale, Kana Hadlay Xaalada Magaalada

Tog Wajaale (WJN)- Wasiir Ku-xigeenka wasaarada arrimaha dibada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaadheen maaglo xuduudeedka Tog Wajaale,Waxaana xaalada amni ee magaalada Wajaale ka hadlay Wasiir Ku-xigeenku iyo maayarka degmada Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version