WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La la Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Jsl.

HARGAYSA(W,N)- Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay Agaasimaha guud ee wasaarada Horumarinta Maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf kaasi oo ay kaga warbixisay shaqada wasaaradu ay uhayso qaranka iyo waxyaabihii uqabsoomay mudadii ay jirtay oo la kowsatay xukuumada madaxwayne biixi.

Agaasimaha Guud ee wasaarada maalgashiga oo waraysigan  lagula yeeshay Barnaamijka Dhabka Hadal Ee Ka baxa Tvga Qaranka jsl.

Dhanka kale Agaasime Deeq Ayaa faah faahin ka bixiyay Xeerka Maalgashiga oo ay wasaaradu wakhtigan gacanta ku hayso

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version