WAJAALE NEWS

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeeray Mashruuca Banka Wajaale

Tog Wajaale (W,N):- Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafti Wasiiro ka tirsan Xukuumada oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Mashruuca Banka Wajaale oo loogu tala galay in laga sameeyo wax soo saarkii ugu horeeyay ee ay Wasaarada Beeruhu ka hirgalinayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/A4khW-qlHKA

 

Exit mobile version