WAJAALE NEWS

DAAWO ;Taliyaha Laanta Socdaalka Ee Somaliland oo Tahriibayaal ku Wareejisay Dalka Itoobiya

HARGEISA(Wajaalenews);Taliyaha Laanta socdaalka ee JSL Gaashaanle Sare Maxamed Cali yuusuf (Ina Cambaro) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan xafiiskiisa oo labadoo maalmood ee u dambeeyey socdaal ku marayeye Deegaanada Galbeedka Somaliland ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya ku wareejiyey tahriibayaal Itoobiyaan ah oo gaadhaya ilaa Boqol ruux, kuwaas oo dib looga celiyey Somaliland.

Exit mobile version