HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) Oo katirsan Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ayaa ka hadlay dhacdadii ka dhacay iskuulka nuuradiin iyo gadoodkii ay sameeyeen ardayda dhigata dugsare ee nuuradiin qaybtiisa inamada
Sidoo kale Siyaasi rashiid ayaa sheegay in aad uga xunyahan falkan ka dhacay iskuulka islamarkaana ay tahay arin halis ku ah ardayda iyo dugsiyada xukuumada ugu baaqay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;