|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Deg Deg Ah Uga Hadasho Falkii Ka Dhacay Dugsiga Nuuradiin.
March 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) Oo katirsan Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ayaa ka hadlay dhacdadii ka dhacay iskuulka nuuradiin iyo gadoodkii ay sameeyeen ardayda dhigata dugsare ee nuuradiin qaybtiisa inamada Sidoo kale Siyaasi rashiid ayaa sheegay in aad uga xunyahan falkan ka dhacay iskuulka islamarkaana ay tahay arin halis ku ah ardayda iyo dugsiyada xukuumada ugu baaqay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay Saraakiisha Da’yarta Ah Mudoharaad Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay oo ka Dhacay Caasimada Jabuuti Dawlada Iyo Mucaaridka Oo ... DAAWO:-Wasiir Cukuse Iyo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Is Gacan Qaaday +Nuxurka Fariinta Wasiir Cukuse U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|