WAJAALE NEWS

Ciidamada Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay Dhalinyaro Weerar Ku Qaaday Masaajid Ku Yaala Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay maanta soo bandhigeen hawlgalo ay xalay fuliyeen oo ay kusoo qab qabteen dhalinyaro tiro badan oo weerar ku qaaday Masaajid ku yaala Magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version