WAJAALE NEWS

Salaadiinta Dhaqanka ee gobolada Gabiley, Awdal iyo Salal oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay Gobolka Sool

Borama (WJN)- Salaadiinta dhaqanka gobolada Awdal, Gabiley iyo Salal oo shir jaraa,id isugu yimi maanta ayaa waxa ay baaq nabadeed u direen beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version