HARGAYSA (W,N) Wasiirka Wasaarada Maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland ayaa socdaal ku tagay dalka jabuuti Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti,
Ujeedada Socdaalka Wasiirka ayaa lagu sheegay in uu ka qaybgalino doono shir lagaga hadlayo arimaha ganacsiga oo ka furmi doona dalka jabuuti.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;