HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed axmed diiriye Nac Na coo katirsan xildhibaanada golah wakiilada somalland ayaa dhaliilo culus ujeediyay taliyaha ciidanka qarana oo uu ku eedeeyay in uu dayreeli waayay askari katirsan ciidanka qaranka oo xaalad caafimaad uliita
Sidoo kale xildhibaan nac nac ayaa ku baaqay in maxkamad lasoo taago taliye taani isagoo ciidamada jiida horena baaq culus udiray.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;