WAJAALE NEWS

Wasaarada Waxbarashada Somalialnd oo Tababar u Furtay Macalimiinta ilaalin doona Imtaxaanka Shahaadiga ah

Hargaysa (WJN)- Wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa waxa ay tababar soconaya laba maal mood u furtay macalimiinta ilaalin doona imtaxaanka shahaadiga ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version