Hargeysa (W.N)- Liiska Guddiyada Ololaha Xisbiga KULMIYE ee Gobollada Maroodi-jeex iyo Gabiley, ayaa si rasmi ah loo sii daayey maanta.
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa magacaabay Guddiga ololaha Gobolka Maroodi-jeex oo tiradoodu ka kooban tahay 21 xubnood iyo Guddiga Gobolka Gabiley oo iyaga tiradoodu tahay 26 xubnood.
Faahfaahinta magacyada labada Guddi oo dhammeystiran waa sidan hoose: